U bood nuxurka

Bogga Hore

Ka Wikipedia
Ku soo-dhawoow Wikipedia

Insaykalobeedhiya xorta ah e qofwalbana wax ka bedeli karo

Wikipedia Soomaaliga waxaa ku jirta 12,228 maqaal, Hubi gaarista ama habka mobilka
Link=Wikipedia:Maqaallo Xul Ah Maqaal Xul ah
Uraano
Uraano

Uraano Meeraha Uraano waa kan todobaad ee qoraxda ugu dhow (asagoo u jira masaafo dhan 19.2 AU) iyo 14 jeer muga iyo miisaanka dhulka, kaasi oo ah kan ugu fudud dhammaan meerayaasha Bahda Qoraxdu Midaysay. Uraano wuxuu leeyahay ubuc dhexe oo ka qaboow badan oogada sare. Meeraha Uraano wuxuu leeyahay tirada sadexaad ee ugu badan taasi oo dhan 27 dayax, kuwa ugu waawayni waa Titania, Oberon, Umbriel, Ariel iyo Miranda. (SII AQRI)

Link= Waa maxaay Wikipedia ?
---Qaabka aad wax uga bedeleyso FG. Luqada waa english

Wikipedia (loogu dhawaaqo ˌwiˑkiˈpidi.ə). Waa bar laga helo Web-ka oo ah Qaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatka internetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay 2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiin Jarmal , Faransiis , Isbanish iyo Talyaani.

Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada.

Wararka WikiDhacdooyinka Hadda iyo dheeraad...

Link=Wikipedia:Hooyga Maqaal abuur

Link= Sawirka Maanta

Image


Link= Soo Bandhig Sawirkaada Xulka ah

Link= Xusuusta Wikipedia
Maanta Oo Kale


Xusuusta dhacdooyinka maanta

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan

Link= Maahmaahyo
waxaa la yiri aqoon la'aan waa iftiin la'aan

maahmaayada oo dhameystiran

Qeybaha maqaalada Wikipediaha
Image
Cilmiga aanan sayniska ahayn

Cilminafsi · Taariikh · Luqadaha · Cilmiga bulshada 

Image
Siyaasad iyo bulsho

Ganacsi · Waxbarasho · Joornaalo · Gaadiidka · Beeraha · Dagaalada · Caafimaadka · Dowladaha

Image
Diin

Diimaha · Mutolojiyada

Image
Hiddo iyo dhaqan

Gabayada · Filimaanta · Muusig

Image
Saynis

Bayoloji · Fiisigis · Kimisteri · Juquraafi · Xisaab · Cilmidayax . Xiddigis

Image
Teknooloji

Elektaroonig · Internet · Kumbuyuutarada

Image
Ciyaaraha iyo madadaalada

Teleefishinka · Ciyaaraha

Image
Kuwa kale

Kalandar · Shaqsiyadaad · Waqti

Mashruucyo qaraabo la'ah Wikipedia
Wikipedia waxaa maamula urrur aanan faa'ido raadinnin oo ah Urrurka-Wikimedia, kaasoo maamula mashruucyokale oo xor ah kuna saleeysan luqado kala gedisan:
Image WikiQaamuus
Qaamuus
Image Wikikirjasto
Buugaag bilaash ah
Image Wikisitaatit
Sitaattikokoelmia
Image Wikiaineisto
Vapaiden tekstien arkisto
Image Wikispecies
Lajien luettelo
Image Wikinews
Warrarka
Image Commons
Feylasha guud
Image Meta-Wiki
Hagida guud ee mashruucyada Wikimedia

Wikipedia-gan waxaa lagu qoray Af Soomaali. Wikipedia-yada kale ayaa diyaar ah; qaar ka mid ah kuwa ugu waaweyn ayaa hoos ku taxan.